Dhageyso Korneyl Macow ” Hay’adda NISA Waxa ay xayeysiin u sameyneysaa Al Shabaab”

0
83

Korneyl Cabdullaahi Cali Macow oo ah Khabiir ka faalooda Arrimaha Amniga ayaa ka hadlay qoraalkii xalay kasoo baxey Hay’adda NISA ee lagu sheegay in Xubno ka tirsan Madaxda Sar Sare ee Al-Shabaab laga saarey Guddiga fulinta ee Al-Shabaab.

Korneylka oo Wareysi siiyey Warbaahinta ayaa qoraalkaas dhaliilay,waxaana uu sheegay in Hay’adda NISA ay xayeysiin u sameyneyso Ururka Al Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here