DHAGEYSO:-Laftagareen“Wixii Aan Balanqaadnay Waxba Kama Qaban

0
51

Madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha dhigiisa Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen Ayaa safar ku tagay Muqdisho.

Socdaalkan ayaa imaanaya kadib shirka iskaashiga labadda maamul goboleedka oo ay magaaladda Baydhabo kaga qeybgaleen.

Laaftagareen oo wariyeyaasa la hadlay ayaa sheegay in maamulkiisa iyo guud ahaan Soomaaliya aysan waxba ka qabsoomin sanadihii u dambeeyay.

Isagoo hadalkiisa sii wata, Laftagareen ayaa rajo wanaagsan wuxuu ka muujiyey in muda hartay ay hirgelin doonan waxyaabihii ay balanqaadeen.

Hadalkan ayaa kusoo aadaya iyaddoo waddanka uu isku diyaarinayo doorasho dhacda sanadka 2020-21, isla markaana sharciga doorashooyinka horyaalo Aqalka Sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here