Dhageyso maareeyaha Garoonka Shaati Gaduud baydhabo oo ka warbixiyey diyaarad cilad ku timid iyo in si kumeel gaar loo hakiyey duulimaadyada rayidka

0
40

Maamulka Garoonka diyaaradaha magaalada baydhabo ayaa sheegay in si kumeel gaar loo hakiyay duulimiyaadyadii rayidka garoonka diyaaradaha magaalada baydhabo shaati Gaduud Airport kadib markii diyaarad katimid waajid ku dhax ciladowday gudaha garoonka diyaaradaha Runwayga .

Maareeyaha groonka shaati gaduud airport magaalada baydhabo salaad maxamed mukhtaar wuxuuna lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in si kumeel loo xiray kanna warbixiyey ciladda ku timid diyaarad soo caga dhigatay garoonka shaati gaduud .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here