DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Wada-Hadallada Soomaaliya & Somaliland

0
23

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland, isaga oo sheegay in qaabka dowladda federaalka ay u wajaheyso wada-hadalladaas ay yihiin kuwo aan u wanaagsaneyn labada dhinac.

Deni ayaa tilmaamay in dowladda dhexe ay si toos ah ula xiriireyso odayaasha iyo beelaha qaar ee Somaliland halkii ay madaxda maamulkaasi la hadli laheyd, wuxuuna carabka ku dhuftay in taasi ay sababi karto dagaallo sokeeye, sida uu hadalka u dhigay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here