Si Loo Tayeeyo Waxbarashada Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ayaa Waxaa Wasaarada Waxbaraahada Dowlad Goboleedka KG Baydhabo Ku Furtay Shir looga hadlayay Yakleelida Xeerka iyo qaabdhismeedka siyaasadeed oo lagu maamulo Dugsiyadda Gaarka loo leeyahay ee soomaaliya.
Home WARARKA MAANTA Dhageyso Magaalada Baydhabo Oo Lagu Qabtey Shir Looga Hadlayo Siyaasada Dugsiyada Sida...