Kadib Roobabkii dayrta ee ka da,ay guud ahaan dalka sooomaliya ayaa waxaa ka dhashay saameyn Nololeed taasi oo sooo gaartay dadka danta yar.
Meelaha uu saameeyay waxaa kamid ah magaalada marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose xoghayaha magaalada marka maxamed cumar yariisow ayaa sheegay in guud ahaan wadooyinka marka ay jareen biyaha roobka Dadka kunoolna ay soo wajahday xaalada nolol xumo ah.