Dhageyso Magacyada Xubnihii Dhimashada Iyo Dhaawaca Ku Noqday Weerarkii SYL

0
47

Inta haatan la xaqiijiyay waxaa howlgalkaas ku dhintay inkabadan 25 ruux oo isuga jira saraakiil ciidan, masuuliyiin iyo shaqaale dowladeed, waxaana la helay magacyada qaar kamid ah dadka dhintay.C/Qadir Cumar Cabdi oo ahaa Garsoore kamid ah maxkamadda racfaankaMaxmuud Ismaaciil Muuf oo ahaa taliyaha ciidamada madaxtooyadaCali Daahir Salaad oo ahaa Sarkaal ka tirsan wazaarada DasuutrkaFu’aad Ugaas Yacquub oo ahaa Sarkaal ka tirsan Bankiga DhexeNin magaciisa lagu soo koobay Ibraahim oo ahaa agaasimaha waaxda dhaqan celinta Wasaaradda AmnigaC/Qani Cumar Maxamuud oo ahaa Sarkaal ka tirsan Wasaarada DekadahaLiibaan Nuur Cali oo ahaa Sarkaal katirsan Police-ka loo yaqaano HaramCadIlyaas Carab oo ahaa Sarkaal ka tirsan hay’adda Nababdsugidda ama BS-ta.Booc booc oo Ka mid ahaa ilaalada Madaxtooyada.

Dadka dhaawacmey ee magacyadooda la helay waxaa iyagana kamid ah.Maxmuud Cali Magan oo ah Xildhibaan ka tirsan barlamaanka FederalkaXasan Isaaq Yacquub (Gees Cade) oo ahaa xildhibaan hore iyo Waziir hore oo katirsanaa maamulka Jubbaland.C/Qaadir Cali Cumar oo ahaa Waaziirkii arimaha dibadda ee dowladdii Shariif, ahna Xillibaan.C/Xamiid C/Kariim oo ah Gudoomiye ku xigeenka degmada BoondheereAadan Dhagool oo ah Sarkaal katirsan shaqaalaha baarlamaanka.Cali Maxamed Cali oo ah Sarkaal katirsan shaqaalaha baarlamaanka.Xusseen Xiirey oo ah Sarkaal katirsan shaqaalaha baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here