Dhageyso:-Maxaa hortaagan qabsoomida Shirka Farmaajo & Dowlad Goboleedyada?

0
46

Walaac xoogan ayaa waxaa laga muujinayaa dib u dhaca ku yimid kulankii la filayay in uu dhex-maro Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Madaxda Shanta Dowlad Goboleed.

Shalay oo Khamiis aheyd ayaa qorshuhu ahaa in uu shirkaasi furmo,hayeeshee caqabado horleh oo yimid uu u baaqday, waxaana jira isfaham-waa weli ka dhex-jira Madaxda Dowlad Goboleedyada qaar iyo Madaxtooyada Soomaaliya.

Guddoomiyaha Urrurada Bulshada rayidka Cismaan Muxudiin Shaatax ayaa sheegay in walwalka u muuqanaya ay tahay tanaasul la’aan madaxda dhexdeeda ah iyo qodobada soo bixi kara hadii ay kulmaan, waxaana uu qabaa in kulanka la ballaariyo laguna soo daro saamileyda siyaasadeed ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here