Dhageyso:-Muuse Suudi “Hirshabeelle Ha Isku Tashato Wax Xiligaan U Soo Socda Ma Jirto”

0
131

Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay gurmadka loo saameynayo dadkii Magaalada Baladweyne uu ku saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle.

Waxaa uu sheegay Muuse Suudi in dadkii uu sameeyay Wabiga Shabeelle aan weli la gaarsiin gurmadkii loo uruurinayay ee loo baahnaa in lasiiyo, isla markaana wax kasto ay noqdeen hadal uun kaliya.

Isaga oo ka hadlaayay Senator Muuse Suudi kulan Maanta ay yeesheen Xildhibaanada Aqalka Sare ayuu Hirshabeelle ugu baaqay inay isku tagasho, isagoona xusay in aysan jirin wax gurmad ah oo u socdo halkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here