Dhageyso Qiimaha Lakala Siisto Malabka Iyo Subaga Suuqyada Magaalada Baydhabo Oo Sara U Kac Laga Dareemaya.

0
92

Isticmaalka malabka iyo subag ayaa u badan soomaalida ,iyagoo u isticmaala siyaabo kala duwan maadama ay bulshada inteeda badan ay ku shegeen malabka iyo subagaba in ay yihiin daawo aad u muhiimsan.

Deegaanada koonfur galbeed ayaa qeyb weyn uga jira isticmaalka malabka iyo subaga maadama ay ku badan yihin dadka Xoola dhaqatada ah taasi oo inta badan keenta in la helo subag saafi ah iyo weliba malab aan waxba ku labneyn.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here