Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in uu wax ka qaban doono Kufsiga

0
43

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta si rasmi ah xilka ugula wareegay munaasabad ka qabsoontay Xafiiska R/Wasaaraha, ayaa ka hadlay atllaabooyinka ugu horreeya uu qaadi doono.

Waxaa uu sheegay in dhawaan uu si dge deg ah kusoo dhisi doono Golihiisa wasiirada si ay u dardar geliyaan howlaha Shaqa ee horyaalla oo ay ka sugayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Cusub waxaa uu sheegay in uu Magacaabi doono khabiir Sharci oo wax ka qabta tacadiyada Haweenka iyo carruurta loo geysto oo dalka kusoo batay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here