DHAGEYSO: Sheekh Maxamed Shaakir Oo Fariin Soo Diray & Masjidyada Qaar Oo Durba Ka Bilowdeen

0
244

Bisha Mowliid ayaa Sanad kasta loo dabaal deggaa Meelo kala duwan Oo Caalamka ah,iyadoo lagu weeneynayo Dhalashada Suubanaheena C.S.W

Masjidyada Ku Yaalla Muqdisho iyo Qaar ka mid ah Gobollada Soomaaliya ayaana laga xusaa oo digriga laga maqlaa inta udhaxeysa Salaada Maqrib kadib ilaa Cisha laga Tukanayo.

Inkastoo dadka ay ku kala duwan yihiin Xuska Bisha Mowliid hadana Ahlusuna Waljamaaca Culimada la baxay waxay sheegaan in Muqadas tahay weyneyta Mowliidka.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Oo Fariin Soo Diray waxa uu ugu hambalyeeyey Bulshada ku dhaqan Deegaanada Galmudug Bilashada Bisha Mowliid.

HOOS KA DHAGEYSO WARBIXIN GAAR AH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here