Dhageyso:-Shirka Madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo ku dhow in uu baaqdo

0
58

Go’aanka ay xildhibaannada Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare ayaa waxaa la sheegay in uu sababi karo burbur ku yimaada shirka uu Madaxweyne Farmaajo ku casuumay dowlad goboleedyada.

Xeerarka Sharciga dooashooyinka ee la ansixiyey ayaa waxaa kasoo horjeestay dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug oo labaduba ku mideysan mucaarida dowladda Soomaaliya.

Dadka falan qeeya siyaasada ayaa waxaa ay qabaan in ansixintii Baarlamaanka ee Matalaada Gobolka Banaadi ee Aqalka sare iyo cabashada kasoo yeereysa Puntland iyo Jubbaland ay keeni karto in uu baaqdo Shirka Amniga Qaranka.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Warkaan iyo Wariye Maxamed Abuukar Dabaashe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here