Dhageyso Sidee Shacabka Magaalada Baydhabo Ugu Diyaar garooweyaan Ciidul Adxa Oo Fooda Nagu Soo Heysa.

0
55

 Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay Waxaa si aan Kala Joogsi Laheyn Looga Daremayaa Diyaar garowga Ciidul Adxaa Ayaduna Qeebaha kala duwaan Bulshada Ay Sii diyaarsanaayn Wax ay u baahanyihin Ciida, Kuwa ayaa Mar hore sii diyaar sadayn.

Markaa Dhax joogto bartamaha magalada ayaa ku arkaysaa Hooyoyin ay wadaan Caruurtooda iyo Dhalinyaaro iskula Socdaa Si Koox ah kuwaasi oo ujeedkooda ah inay Soo iibsadaan Dharka Ciida.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here