Dhageyso Ugaas Ismaaciil Ugaas Mukhtaar oo lagala tashan xulisa barlamaanka Galmudug Muxuu ka yiri

0
38

Ayadoo maanta ey ku aadantahay xiligii ladoranlahaa madaxweynaha galmudug jadwalka eey soo gudbiyeen wazaarada arimaha gudaha xukuumada federalka ee somalia balse madhicin oo ilaa hada waxaaba leesku mari la,yahay odayaasha iyo xilibaanada walow ahlu suna lagu qanciyay 20 kursi in lasiiyo halka beesha Digil iyo mirifle irdaha laga xertay maadaama eey kamid yihiin beelaha dega Gobolada dhexe ayagoo odayaal sulaadiin iyo malaaqyo


Odayaasha beelaha digil iyo mirifle ayaa baaq udiray Dowlada federalka iyo beesha caalamka si loo siito xaqa eey kulweyihin Gobolada dhexe maadaama beelaha dega gobolada dhexe ey kuraas kuleeyihiin maamaulka KGS odayaashan oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Dhuusa mareeb ayey kusheegeen in ey digil iyo mirifle xaq uleeyihin ineey kamid noqdaan maamulka Galmudug sida ey beelaha hawiye uga midyihiin maamulka KGS wa sida eey hadalka udhigeene..

Cabashada odayaasha inta kadaawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here