Dhageyso Wareysi Dagaal ka dhacay Degaanka Oflow ee Gobolka Bay oo u dhaxeeyay Dadka degaanka iyo kooxda Al-shabaab

0
16

Dadka deegaanka ayaa kooxda Alshabaab kula dagaalamay deegaanka oflow oo hoostaga degmada Baydhabo ee gobolka bay, waxana dagaalkaas dhacay ka dib markii habeenimadii xaley ay Kooxda Alshabaab si boob ah xoolo uga ka xaysatay dad xoolo dhaqato ah oo deegaankaas deganaa waxana saaka kadaba tagay dad shacab ah oo isu abaabuley inay la dagaalamaan Kooxda alshabaab.

Dadka Deegaanka ee Is-abaabulay oo la Hadlay Waraahinta Southern Media iyo wadaninews24 online ayaa Deegaanka oflow in Muddo ah ku dagaalamayey Maleeshiyada Baxsadka ah ee Alshabaab, waxaana markii dambe ay Nabad diidka kasoo furteen xoolihii ay ka qaateen, iyadoo xodaasi aanu ka badlayn ilaa 5 Qf ilaa 6 Shacka JBM Ay ka sexanwayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here