Dhageyso Wareysi Xasaasi Ah Gurmadaka roobabka oo qaarka mid ah la musuqmaasuqayo

0
177

Gudiga madasha Xisbiyada qaran la magacbaxay ee sheegay in ay gargar gaarsiinayaan dadka roobabka aafeeyeen ee kuwooda KGS ayaa lasheegayaa in ay u hayeen 50.000 oo doolarka oo loogu tala galay berdaale xudur buurhakaba ayaa lasheegay in ay sheegeen in lacagta berdaale ee loogu talagalay in loogu deegu ay aheyd 30.000 oo ay lacagi ka dhinaatay ayagoo sheegay in ay xudur iyo buurna sidookale aan heli doonin lacagaha loogu talagalay Sheekh aadan madoowe oo ahaa gudoomiyaha gargaarka madasha xisbiyada Qaran ayaa sheegay in ay ceebi ka jirto berdaale iyo degmooyinka kale oo aan heli doonin lacagihii loogu soo deegay oo kala dhiman awgeed sheekha ayaa sheegay in ay farsamo ahaa mu maqantahay lacagta oo aan lahaynin balanqaaddkii oo ahayd 5.000, buurhakabo 15,000 oo xudur Ah iyo 30.000 berdaale


Gudoomiyaha degmada buur ayaa lasheegay in lasoo gaarsiiyay 3.000 oo keliya taasoo uu ku celiyay halka ay uga timid wuxuuna sheegay in ladhahay sedaxkun qaado oo sheeg in aad qaadatay 10.000 Gudoomiyaha ayaa sicad ubeeniyey in lagac loodhiibay wareysigiisa ayaad hooa ka dhageysandoontaan wuuna diiday xogta dheeraadka ah ay heleyso Shabakada warbaahinta madaxa nanaan ee Southern Media iyo wadaninews24.com ayaa ah in ay magaalada xidur la tageen sheekha iyo wafdigiisa lacag dhan 11.000 oo doolar halaka laga rabay in ay geeyan 15.000 oo doolar,

Sidookelana wareysi aanu layeelanay Abdi jiis oo ah Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba ayaa 10 kun oo Dollar kusoo Celiyey madasha Xisbiyada Qaran iyadoo lacagtaan Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba uu Gaarsiiyey Sanatar ilyaas Ali Hassan oo katirsan Xisbiga Himilo Qaran, Abdi jiis oo ah Gudoomiyaha Degmada Buurhakaba Ayaa iska fogeeyey arinkaan

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here