DHAGEYSO: Wasiir Beyle Oo U Jawaabay Dadka Dhabarka Ka Toogta

0
38

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa isagoo maanta ka hadlayey Munaasabad lagu daah furayey Sanadka 2021-ka ayaa arimo badan ka hadlay.

Wasiirka waxa uu sheegay in Soomaalidu tahay Dal dadkiisu Qani yahay Balse Gacmo shisheeye hoostagay,wixii loogu tabarucana qaata.

Isagoo Beyle ka hadlayey dadka khaladka ka faafiyey Ee isaga ku dacaayadeeya inuusan waxba Wasaarada kusoo kordhin ayuu si gaar ah ula hadlay.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa sheegay inta laga sugayo oo Gacmo shisheeye lagu tiirsan yahay aysan Soomaalidu Xor noqon Karin,balse uu ku baaqay in Dhaqaalaha Kobcintiisa laga wada qeyb qaato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here