Dhageyso Xarumaha Daabacaada Ee ku yaala Magaalada Baydhabo Oo Fursado Shaqo u Abuurtay dhalinyaro Waxbaratay

0
54

Waa Ganacsi si xawli ah ugu sii badanayaan dhalinyarada Baydhabo fahamkoodana oo noqday kuwa wax ka badalo naqshadaynta boorarka iyo saameynta kaararka xafladaha. Dhoor xaruumood ayaa si isdaba joog ah waxaa loga hirgeliyey magalada sanadooyin kaan dambe waxay sidoo kale shaqo abuur u noqotay dad badan oo waxbartay.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here