DHAGEYSO: Xildhibaan Ka mid ah Kuwa ugu Mucaaradka Badan Farmaajo Oo

0
74

Inkastoo Madaxweyne Farmaajo uu dalka mudada xilka hayey sameystay mucaaradyo badan iyo Siyaasiyiin xilal haya oo usacbo tumayey.

Xildhibaan C/raxmaan Xuseen Odawaa ayaa ku dhaleeceeyey Madaxweyne Farmaajo mid dalka u horseeday Ayaan daro sida uu hadalka udhigay.

Odawaa oo ka mid ah xubnaha aadka umucaaradayey Madaxweynaha ayaa sheegay in xitaa xukunka Afarta Sano Ee saameyn siyaasadeed ku yeelaneyso hadii uu dib usoo laabasho qorsheenayey.

Xildhibaankani ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in wakhti hore loo baahnaa hanaanka doorashada Dalka aadayo iyo nuuceeda in lasoo bandhigay waxaase lagu soo aadiyey iyadoo Baarlamaankii uu muddo xil heyntiisa dhamaad tahay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here