Dhageyso Xildhibaan Ka Tirsan G/Shacabka Oo Eedeeyey DF Soomaaliya

0
28

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ah guddoomiyaha guddiga difaaca ee golaha shacabka ayaa ku eedeeyey dowladda dhexe inay ka gaabisay wadahadallada Soomaaliya iyo S/land.

Xuseen Carab Ciise oo wareysi gaar ah siiyey smcnewss ayaa sheegay in dowladdu aysan sameyn dadaalladii looga baahnaa ee geedi socodlka wadahadalladaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in deeqaha beesha caalamka ee lagu soo dhiibo magaca Soomaaliya la siyaasadeeyey qoondada Somaliland, caqabadna ay tahay.

Ugu dambeyn xildhibaankaan oo deegaan doorashadiisu tahay gobollada Waqooyi ayaa xusay inay muhiim tahay in la dhameeyo Dastuurka, si looga gudbo caqabadaha kala duwan ee hadda ka jira gudaha Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here