DHAGEYSO:ODIYAASHA IYO MAAMULKA BUURHAKABA OO SI KULUL UGA HADLAY KUFSIYO IYO TACDIYO KA DHACAYA DEGMADA BUURHAKABA

0
39

Shair Jaraa’id oo si wada jir ah ay u qabteen odiyaasha dhaqanka’ maamulka iyo kuxigeenadiisa degmada buur-hakaba taliyaha taliyaha ciidamada asluubta  hogaanka maxkamada ayaa waxay kaga hadleen kufsiyada iyo tacgiyada ka dhanka ah ee loo geysto shacabka ku nool degmada buur-hakaba.

Odiyaasha oo ugu horeen shirkaani kahadlay ayaa waxay dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ugu baqeen in dhacdooyinkaan soo noqnoqdeen in ay wax ka qabato.

Taliyaha ciidamada koonfur galbeed iyo hogaanka maxkamada degmada buur-hakaba ayaa waxay shegeen in degmada aysan laheen saldhigyo lagu xiraayo dadka dembiyada kala duwan ee kagalaan shacabka degmada buur-hakaba.

Halka Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here