Dhegayso Bulshada Xaafada Salaamey Ee Magaalada Baydhabo Oo Soo Dhaweeyey Dhismaha Buundada Oo Meel Gabagabo Mareysa.

0
37

Ololahaan oo lagu dhisayo Buundada Xaafada Salaamey ee Magaalada Baydhabo sidii dib loogu soo celin lahaa Bilicda Magaalada Baydhabo ayaa meel Gebageba ah mareya, waxeyna Muhiim u tahay isku Socodka Dadka iyo Gaadiidka.

Warkan waxa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here