DOOD-WADAAG CULUS LAGU RIIQDAY SAAMIGA SIYAASADEED EE KOONFURTA SOOMAALIYA OO KA DHACAY DALKA SWITZERLAND

0
305

Jaaliyada soomaaliyeed oo kudhaqan wadanka Switzerland gaar ahaan Dadyowga Ka soo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
ayaa kulan ay Maanta isku imaadeen Magaalada Zurich Kalkaasi ayaa dood kuluul Dhax dhigtay Warbaahinta Koonfur galbeed soomaaliya uu Xogaaminaayo madaxda Guud Warbaahinta KGS Dr Cabdulaahi Amaandhoorey iyo Gudoomiye C/Naasir Mayow Miire iyo MUDANE CALIYEEY
Doodaas ayaa Microfoonka u hayey madaxa Idacada Wareegta Southern Media C-Op USTAAD ADAN INCREASE Doodaasi ayaa Lagu Falanqaynayey KGS Xageebay usocotaana

Asbuucii La soodhaafay dabayaaqadiisi waxay ahayd taariikh Madoow hardan Loogujiray Maamul eber ah oo uu hogaaminaayo Lafta Gareen, Dadka Doodaasi Ka Qiib qaadanaayey waxaa ka mid ahaa Dr Cabdulaahi Amaandhoorey ayaa ku nuux nuuxsaday Xal Xaaraan ah nirig xalaal ah madhasho lkn Xashii Xaaraanta ahayd ayaa 9 nirig Xaaraan ah dhashey Waa Hadal murtadiisa ay la socoto.

isla maamulkii Lafta Gareen ayaan ku dhaxjirnaa umad walba waxay haybed ku leedahay Dhulkeeda ay degantahay Iyadoo taasi ay ka duulayso iyo waxyaabo badanna isbiirsaday kuwo muuqda iyo kuwa aan muqaanba halista ku soo wajahan ayaa Warbaahinta Koonfurta Galbeed Soomaaliya Waxay IFTIIMINAYSAA,
Warbaahinta KGS waxaa ay qabatay dood aad u kulul ku saabsan Hiigsiga Soo Socoda Degaanada KGS sadii cadaalad looga helilahaa iyo degaanka KGS horta yaa iska lex waa siday hadalka udhigeen dadyowgii muwaadaniintii doodaysay.

Dooddaan oo ahayd mid runta la isugu sheegayay farahana indhaha la iska gelgelshay ayaa lagu qabtay Studio-yaha Warbaahinta Koonfurta Galbeed Soomaaliya ee Qaaradda Yurub gaar ahaan xarunta labaad qaramada Midoobay ee dalka Switzerland,
Dr Amaandhoorey ayaa tibaaxay in Reer Koonfur Galbeed rajadaooda ay Liidato Sanadahaani Debe,

Dhanka Kela Ustad Adam Increase ayaa isna dhankiisa isagoo xaraaradiisu aad usaraysa dhaafsiisantahay sida caadiga ah gaashaanka ku dhuftay in Reer Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay maanta haysataan Wariyaal Dadkooda iyo dalkoodaba iyo diintoodiba difaco.
Guntii iyo gabangabadii dooddan ee uu qaybinayay Wariye sare USTAAD ADAN INCREASE ee Macalinka Lugeeya halku dhaggeeduna uu ahaa Koonfur Galbeed Soomaaliya Xageebay Usocotaana,
Fadlan Hamoogaanin Muqaalka soosocoda muqaalkaasi waxaad Goordhow ka helikartaan youtube ahaan
1- Southern Media production
2- AMAANDHOOREY
3-shantasoomaaliya1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here