FAAFAAHINTA DIYAARADDII LAGU SOO RIDAY DEGMADA BERDAALE JBM

0
495


Diyaaraddii African Airways Intersos u rarnayd wakiilka u kiraysanayd uu ahaa Mudane Cali Galayd iyo shaqaalihiisi Mr Siciid labadooduba u dhashay reer Maayland, qaabkan ayay u soo dhacday, iyado hawada ku jidho ayaa qoriga zuugga taangiga shidaalka laga dhiftay garoonka Berdaale gobolka Baay Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland (JBM) iyado caga dhigan rabtay, waxay sidday marakaneeceedyo, maaskaraatooyinka lagaga hortago cudurka faafa Coronovirus iyo agab kalo gargaar ah, waxa kalo ku geeriyooday labada Reer Maayland kolka laga yimaado 3 duuliye oo u dhashay dalka Kiiniya, diyaaraddu waxay ka kacday garoonka Shaatigudud International Airport magaalada Baydhabo gobolka Baay JBM, waxaana riditaankeedu uu ku beegnaa goorsheegtada JBM 16:00-17:00 saac galabnimo maanto Isniin ah taariikhduna ay ku beegantahay 4.5.2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here