Faahfaahnino:- Gabar Dil Iyo Kufsi Loogu Geeystay Degmada Balad Xaawo

0
55

warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya wiil dhaliyaro ah oo xalay gabar kufsi iyo dil ugu geeystay gudaha degmada balad xaawo ee gobolka gedo

wararka an helayno ayaa waxa sheegayaan in gabadha la dilay iyo wiilka ay ahaayeen dad uu xiriir ka dhexeeyo islamarkaaasna in muddo ah haasaawayay

waxaana la sheegay in gabadha iyo wiilka uu xiriirkoodu ahaa mid wanagsan balse uu soo kla dhexgalay isfahan taasi oo kusaabsaneyd in wiilku uu gabadha usoo bandhigtay dhowr jeer in uu arooso balse gabadhu ay ka caga jeedeeysay

xalay ayaa wararku waxa ay sheegayaan in labada laamaane ku balameen inay kulamaan waxaana la sheegay in halkaasi uu wiilku gabadha uu kufsi ugu geeystay islamarkaasna uu dilay ,marxuumada la dilay ayaa waxa magaceeda lagu soo koobay anisa

ciidamada amaanka degmada belad xaawo ayaa waxa la sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen wiilkii dhalinyarada ahaa ee falkaasi geeystay waxaanla sheegay in baaritaano lagu sameeynyo oo ku saabsan waxa ku ka lifay in falkaan uu ku kaco

meeydka gabadha ayaa waxa la sheegay in ay soo qadeen ciidamada amaanka iyo doona ay sidookale ay goobta meeyd ku uu yaalay ay gaareen qaar ka mid ah gabadha eheladeeda

falkaan nuucaani oo kala ah ayaa waxa la sheegay in aan looga baran dadka ku dhaqan degamada balad xaawo iyadoona ay la yaab iyo fajac kunoqotay dadka deegaanka islamarkaasna ay ka nexeen falkaas ar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here