General Abuukar Xuud Oo Si Kedis ah Loogu Arkay Gudaha B/weyne

0
44

Waxaa si kedis ah loogu arkay bartamaha Magaalada Beled weyne General Abuukar Xuud iyadoo taas hadal heyn abuurtay.

Sawirro lasoo qaaday ayaa muujinaya General Xuud iyo rag isku dhaw yihiin oo wada laafyoonaya waddooyinka Qaar Beled Wayne.

Xilliga la qaaday sawirrada lama oga iyadoo General Abuukar Warsame Xuud dagaal ka waday maalmahaan dambe Beled Wayne iyo duleedkeeda.

Xuud oo qurbaha kasoo laabtay ayaa doonayey inuu Isku sharaxo Madaxweynaha Hirshabelle balse sheegay in ku shubasho ka dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here