Go’aan Culus Oo kasoo baxay Shirkii Farmaajo,Fahad & Mursal Yeesheen

0
91

Isbuucaan Wuxuu Shir albaabada Uxiran Usocday Madaxweynaha Dalka,mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Gudomiyaha Barlamanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Taliyaha Nabad Sugida Fahad Yaasin.

Shirkaasi guuxisa waa uu jiray balse cid xog badan heyso ayaa iska yareyd.

Warar aan helnayb Ayaa sheegaya in shirka Lagu Goansaday sidaan:

  • Hadii Puntland&Jubbaland soo dhamaystiri waayan Gudiyada Mudo Ku Siman Laba isbuuc ,In Golaha shacabka uu weli shaqadiisa sii wato Ay labo sano ugu Daraan Dawlada.

Dhanka Kale Musharixiinta Haday ogolaadan Doorashada Sida Hada Loo Go’aamiyay Waa Uga sii Daran tahay Mida Hore Ee labada sano muddo kororsiga ah.

Lama oga Marxalad kala guurka waddanka ku jiro iyo halka uu saldhigto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here