Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharci muhiim ah

0
63

Mudanaayasha golaha shacabka Baarlamaanka JFS ayaa ansixiyey hindise-sharciyeedka qareenada soomaliyeed oo ay agalaadeen 139 mudane waxana diiday 2 mudane wax ka aamusay majirin.

Dhanka kale mudanayasha ayaa ka doodaya Akhrinta 1aad ee hindise-sharciyeedka hay’adda baaritaanka iyo sharciyadda beeraha Soomaliyeed iyo Akhrinta 2-aad ee hindise-sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaliyeed

Sidoo kale  qeybinta dib u eegista miisaaniyadda 2020-ka ee golaha shacabku ansixiyey,waxaana  kulanka shir guddominaya guddomiyaha golaha shacabkaMaxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo guddomiye ku xigeenka koowaad Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey.

y Sharci muhiim ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here