Guddiga doorashada Hirshabeelle oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada

0
63

Gudiga Farsamada ee Soo Xulista Baarlamaanka 2aad ee Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle.

Guddiga ayaa sheegay in bishaan ilaa bilowga bisha oo socota ay kusoo dhameystiri doonaan howlaha soo xulista xildhibaanada Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here