Halkee ayay ku dambeeyeen Arrimaha doorashooyinka Hir-Shabeelle?

0
81

Doorashada Maamulka Hir-Shabeelle ayaanan weli jiheysneyn, iyada oo mudada xilheynta Madaxweynaha ay ku eg 15-ka Bishaan Octoober halka tan baarlamaanka ay ku egtahay 10 Octoober.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magacaabay guddiga farsamada iyo doorashooyinka Hir-Shabeelle, kuwaas oo ilaa iyo hadda aysan muuqan waxyaabo ay qabteen.

Xildhibaan Nuur Iidow Beyle oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo deegaan doorashadiisu tahay Maamulka Hir-Shabeelle ayaa SMC sharaxaad ka siiyay Arrimaha doorashooyinka iyo kulan ay la qaateen Madaxweynaha Hir-Shabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here