Hubka Soomaaliland Meesha Ay Ka hesho Oo Sir Laga Bixiyey

0
54

Maamulka Soomaaliland ayaa waxay weli raadinayaan aqoonsi caalami ah hadana waxay buuxiyeen dhamaan haykalkii Dawlad looga baahnaa.

Calan ugaar ah,Xukuumad ay Shacabka doortaan iyo Lacag gaar ayey Soomaliland sameysteen iyadoo Arimo kale ku guuleystaan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Oo La Weydiiyey Maadaama Aanay Somiland Ahayn Waddan La Ictiraafsanyahay Xagay Somaliland Ka Keento Hubka Ayaaa Ku Jawaabay:-

“Waxan Weli Haysanaa Hubkii Ay Mujaahidiintii SNM Kala Hadheen Dawlada Siyaas Barre Waxan Kaloo Ka Helnaa Suuqyada Caalamiga Kolba Waxan U Baahano”.

Hay’ado iyo Dawlado Caalami ah ayaana Xarumo ku leh Soomaaliland taas waxa dheer inay heshiisyo Xukuumada Hargeysa la gasho Dalalka Dunida qaarkood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here