Ilaalada Xasan Kheyre oo caawa xirtay Luul Isaaq

0
316

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ilaalada Xasan Kheyre ay caawa Xireen  Luul issak Adan oo ah Gudoomiyaha ururada Bulshada Rayidka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Luul ayaa saacad ka hor waxaa gaarigeeda lagu rasaaseeyey magaalada Baydhabo  Dhexdeeda waxaana ku dhintay rasaasayntas hal qof  iyadana waa ay ka Badbaadey isku dayga  dilkaas.

Waxaa gaariga luul Rasaaseeyey ilaalada Xasan Cali kheyre isla ayaga ayaana xiray. Waxaana lagu eedeeyay in qayb ka ahayd mudaharaad looga soo horjeedo joogitaanka xasan kheyre ee magaalada baydhabo.

wixii soo kordha gadaal ayaan idinkaga soo sheegi doonaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here