KASHIFAAD: Shirqoolkii Ugu weynaa Oo Farmaajo Loo dhigayo

0
21

Waxaa socda Qorshe Xasaanadda looga xayuubinayo ex Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sida bartiisa Tweeter-ka uu kusoo qoray Xildhibaan Cabdifitax Ismaaciil Daahir Oo katirsan Golaha Shacabka.

Xasaanad kaxayuubinta Farmaajo ayaa looga gol leeyahay in lagu soo oogo dacwadda dembiyo uu galay intuu xilka hayey.

Wey adkaan doontaa arintaas maadaama Xildhibaano badan iyo Gudoonka Golaha Shacabka ay gaashaan iyo garab u yihiin Farmaajo.

Murashaxiinta mucaaradka ayaa maanta iclaamiyey Dibad bax looga soo horjeedo Farmaajo inuu sii joogo Villa Soomaaliya waxaana banaanbaxaas uu dhici doonaa 19 Bisha oo Jimcaha ku beegan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here