Kulan Dhuusamareeb uga socdo Guddoomiyaha Aqalka Sare & Madaxweynaha Galmudug

0
56

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa xafiiskiisa Madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in xasaasi ah ay Xarunta Madaxtooyada ee  Magaalada Dhuusamareeb ku leeyihiin  labada mas’uul iyo Xubno kamid ah Wafdiga Guddoomiyaha Aqalka Sare.

Guddoomiyaha A sare ee Baarlamaanka dalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi  ayaa Magaalada Dhuusamareeb Caawa kaga qayb gali doona munaasabada furitaanka kalfadhiga Caawa ee Baarlamaanka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here