lafta-Gareen oo magacaabay Mus,uuliyiin cusub

0
82

Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa magacaabay Agaasimaha Hab-Maamuuka Madaxtooyadda Koonfur Galbeed.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Lafta-gareen ayaa waxaa Agaasimaha Hab-Maamuuka Madaxtooyadda loogu magacaabay inuu noqdo Mowliid Ibrahim Xasan

Hay’addaha kala duwan ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyaan Agaasime Mowliid Ibrahim Xasan.

Hoos ka Akhriso Wareegtada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here