luul isaaq oo xoriyadeeda dib u heshay kadib mudo 14 maalmood Ah,

0
207

Luul isaaq oo xuriyadeeda dib u heahay Waxaa maanta xuriyadeeda dib u heshay luul isaaq oo si aan sharciga waafaqsaney ugu xirneed saldhiga degmada baydhbo mudo 14 maalmood ah Luul ayaa loo xiray dembi aysan lehey oo ahaa askari booliiska katirsanaa oo gari aywadatay rasaas ku furay ayadoo maalin cada ay maraysay gudaha magaalada baydhabo agagaarka bangiga degamada baydhabo,

Rasaastaas oo uu ku geeriyooday maxamed aadan deeroow oo gaariga la saarnaa Si kastaba ha ahaatee waxaa ay xirneed mudo 14 casho ah oo ay la kulantay handadaad iyo in laga celiyo dadka soo booqan lahaa ayadoo aheyd hooyo haysata ilmo agoon ah Dunida waxaa jirta qofka hadii dembi uslahayn loo xiro xaquuq ayuu lahaya su,aasha shacabka iswaydiinayaan mahelaysaa inta bir ay xirneed xaquuqdeeda,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here