Madasha Xisbiyada Qaran oo baaq u dirtay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia

0
56

Madasha Qaran ee Xisbiga waxay maanta soo saartay waraaq ku qoran afka-ingiriisida oo looga dalbanayo Raysal Wasaaraha Ethiopia, Dr Abiy Ahmed, in uu joojiyo faro-gelinta ciidamadiisu ku hayaan dalkeena Si looga fogaado dhibaatooyinkii ka dhacday Dowlad Gobaleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland mid lamid ah in ay ka dhacdo Galmudug.

Madasha ayaa walaac ka muujisay doorashada lagu waddo in ay ka dhacdo degaanada maamulka Galmudug, waxaana ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay faragalin ay ku heyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here