Madaxda Hirshabeelle iyo Galmudug oo kusii jeedda Baydhabo

0
55

Madaxweynayaasha maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa kusii jeedda Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Maylanda JBM.

Labadda hoggaamiye ayaa kulan wadatashi ah la yeelan doonna Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafgareen.

Kulankaan ayaa diiradda lagu saari doonnaa sidii loo adkeyn lahaa qodobadii kasoo baxay Shirkii Dhuusamareeb Saddex.

Saddex Hoggaamiye ayaa lagu soo waramaya in ay si weyn uga soo horjeeddaan kulanka Muqdisho ee Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo lagu casuumay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here