MAGAALADA BAYDHABO OO AF-QABATEEYN LAGU SOO ROGAY

0
205

Kadib markii ay qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Koonfur galbeed ay Cambaareeyeen Xiisadii Madaxweeynii KMG.Sh.Shariif loogu hakiyay safarkii kismaayo , ayaa Dowlada federaalka waxeey ku canaanatay maamulka Koonfur galbeed Barnaamijka Cambaareeynta ay Odayaashaasa Koonfur galbeed ku qabteen magaalada Baydhabo , Canaantaasi waxa ay dhalisay in maagalada Baydhabo lagu soo rogo Af-qabateeyn iyadoo la mamnuucay dhamaan nooc kasta oo isu imaatin Bulshadeed sidaasi oo kale dhamaan wariyayaasha iyo Idaacadaha maxaligana

waxaa lagu amray in aysan sheegi karin ayna qori karin warar lid ku ah Maamulka & Dowlada dhexe . Xalay waxaa magaaladaasi lagu xiray Wariyihii Odayaashaasi ka qabtay Barnaamijka wariye Maxamed Barre iyo wiil samafale ah oo la dhaho Liibaan Midnimo iyo Siyasi xasan Macalin isaaq waxana xirey Taliyaha boliska dedban Koonfur galbeed soomaaliya iyo Masuusi Tadaba Kelana Waa laraadinayaa Iyadoo maanta oo Jumca ah 27/09/19 waxaa si rasmi ah lookala diray Xildhibaanadii Koonfur Galbeed iyadoo Baarlamaankana Irdaha la isugu dhuftay iyadoo uu ku hungoobay Cabdulqaadir Sheekhunaa balantii Nabad iyo Nolol kula galeen Afduubkii Rabitaanka shacabka & qafaalashadii hogaamiyihii shacabka Rooboow .

Wararkii ugu danbeeyay oo Baydhabo naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in Caawa Fiidkii la soo xiray Laba Qof oo kale sida wararka sheegayaan ay yihiin siyaasiyiin hore ugu tirsanaa maamulka koonfur galbeed waxeeyna kala yihiin nin magaciisa lagu soo gaabiyay Masuuse oo horay u soo noqday gudoomiye kuxigeenka gobolka Baay iyo nin la dhaho Xasan Macallim oo isagana horay usoo noqday Xoghayaha Maaliyada . Dabeecadaan oo ah mid ku cusub deegaanada koonfur galbeed .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here