Maxay kawada hadleen Ra’iisal wasaare Rooble iyo Safiirka Dalka Turkiga?

0
78

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeya labada dal.

Turkiga ayaa Sagaal sano Soomaaliya mashaariic hormarineed ka fuliya,ciidana Dawlada Soomaaliya utababara.

Madaxweyne Farmaajo ayaa yadadiilo ugu jira Xukunka inuu kusoo laabto isagoo Qatar iyo Turkiga taageero ka raadsanaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here