Meydadka Boqolaal Tigreega ah & Garoon kale Oo lala wareegay

0
76

Ciidamada Xoogga Itoobiya ayaa waxay weli sii wadaan baacsiga lagu hayo Maleeshiyada Tigreega.

Meydadka Askar badan oo laga laayey Kooxda TPLF ayaa la arkay iyagoo naxash saaran.

Askarta koofi guduuda Abiy Ahmed udiray Howlgalka ayaa la wareegay garoon diyaaradeedka Al xuma.

Waxa la sheegay in weli dagaal culus uu socdo la isweydaarsanayo hub culus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here