MID KA MID AH MALAAQYADA JBM ISAGOO OYAAYA KA BAXAY XAFIISKA LAFTAGAREEN

0
335


Malaaq Beesha Yalale JBM ayaa ku ceebobay arinta soo xulista xildhibaannada oo aad uxiiso badan malaaqaaso lagu magacaabo Malaaq Ibraahim Sheekh Salaad oo loo yaqaan Aboy-Orogey Dona ah ninka beeshan ku matala
waa ninka Golaha Malaqyada JBM, kaaso meesha ay keensaty gabar aqalka sare ku jirta oo lagu magacaabo Senator Timiro, labadooda yacanii isaga iyo Timiro waxay wada wateen nin lagu magacaabo Mudane Aadan Xaaji Ibraahim (Aadan Buubay) kaaso asalkiisa hore Shabaaab ahaan jiray Waa siday hadalka udhigeen dad xog ogaal ahaa, balse qorshahaasi waxaa ka hor yimid Mr C/Casiis Lafta-Gareen oo gabi ahaanba ninkaaasi iska diiday, beddelkiisana qortay nin lagu magacaabo Mudane Xasan Carte, kaaso ah shaqsi aad saameyn ugu leh siyaasada reerka dhexdiisa ah.
Malaaq Orogeyna asagoo ooyaaya ayuu ka baxay xafiiska Lafta-Gareen wuxuuna la yaaban yahay sida loola dheeley cayaarta ilaa iyo hadda malaaqu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here