Mid ka mid ah Xubnihii Aadka ugu dhawaa Farmaajo Oo Xilka laga Qaaday

0
45

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, iyadoo xilkaas laga qaaday C/risaaq Caato.

Waxa Cabdirisaaq Caato xilkaan loo magacaabay bishii Septembar sanadkaan labo jeer ayaana marna inta la magacaabay xilka laga qaaday hadana maalmo kadib lagu celiyey.

Xoghayaha Joogtada cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Ibraahim ayaa La Taliye u ahaa Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here