MOOSHIN KA DHAN AH MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEED OO LAFILAAYO IN LOO GUDBIYO BAARLAMAANKA K/GALBEED

0
70

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka koonfur galbeed oo si hoose ula hadlay warbaahinta SMC u xaqiijiyay in Mooshin ka dhan ah madaxweynaha koonfur galbeed cabdi casiis lafta gareen oo laga dareemaayo magaalada Baydhabo . , islamarkaana la doonaayo in xilka looga qaado madaxweynaha koonfur galbeed

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka koonfur galbeed oo qaarkood ay ku sugan yihiin baydhabo iyo muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday abaabulka Mooshinka, inkastoo aan wali loo gudbin Gudoonka Baarlamaanka KGS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here