Mooshin la Saxiixay xilka looga qaadayo Madaxweyne Qoor qoor

0
107

Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug Oo Magacyadooda Qariyay Ayaa Saxiixay Mooshin Xilka Looga Qaadayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor

Xildhibaanadaan Saxiixoodu Idiin Muuqdo Oo Tira Ahaan Gaaraya 7 Xildhibaan Ayaa Qodobo Kala Duwan Ku Eedeeyay Madaxweynaha Galmudug.

Madaxweyne Qoor qoor ayaa madaxtooyo cusub ka sameystay Muqdisho isagoo murashaxiin Madaxweynaha Dalka raba maalmahaan dambe la kulmayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here