MUDANE CARACASE MUXUU KA YIRI SHIRQOOLKII MADAXWAYNE MUKHTAAR ROOBOW?

1
621

Warbaahinta ku bohowday Koonfurya Soomaaliya afka qalaadna loo yaqaan Southern Media Co-Operation oo had iyo jeer u taagan u adeegidda bulshadeeda dulman ee geeska Afrika soona bandhigta inta badan wararka daahsoon ayaa waxay wareysi kilkila duleelin ah kala yeelatay xaaladaha degmada Berdaale JBM guddoonka degmadaasi Mudane Caracase.
Intii uu wareysigu socday ayaa weriyihii ka socday SMC waxaa uu waydiiyay Mudane Cara-Case

laftirkiisu in dad badan ay aaminsanyihiin inuu wax ka ogaa waxna ka malageey shirqoolkii madaxwaynaha Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Maayland Mudane Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, su’aashaaso kolkii la warsaday ee uu guddoonka Berdaale JBM cirku isku shareeray caro aawadii, islamarkaana uu yiri “adinku maxaa idin ka galay, oo ma adinkuu idin ka xiranyahay,” goortaasoona uu si degdega tilifoonkii intuu dansaday qadka uga baxay Studio-yaha warbaahinta.
Haddaba hadal raagay ee Soomaaliyeed baa ku hadaaqay “qof wax isku og iyo weel eber ah waa ay faaruuq yeeryeeraan amar Alle laakiin.”!!

Wareysiga Halkan Ka Dhigayso Mudane Cara-Case.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here