MW Qoor Qoor oo magacabay gudiga doorashooyinka Heer DG

0
38

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed, kaasoo ka kooban 8 xubnood, waana maamul goboleedkii 3aad ee si rasmi ah u magacaabay Guddiga doorashada heer dowlad goboleed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here