Ninkii Cadaado Lagu qabtay Oo Sir Culus ka bixiyey Kiiskii Xamdi

0
80

Mohamed Ibraahim Cismaan oo ah ninkii lagu qabtay magaaladda Cadaado ayaa markii laga qorayay galka dambiga yiri ” Xamdi Aniga ayaa geeyey/ku ballansaday Hotelka, Waxa ayna ahayd Gacalisadeyda Musqusha ayaana ku galay kabaheeda kaddibna waan waayay iyada ayaana dabaqa iska tuurtay balse ma jirin wax kufsi ah oo loo geystay”

Wuxuu intaas ku daray ” Waxaan u tagay ninkii hotelka maamulayay oo aan u sheegay in uu ila raadiyo Xamdi, kaddibna markii aan raadis badan u galnay ayuu igu dhahay meeshaan yaana lagugu diline iska baxso sidaas ayaana kusoo baxsaday”.

Dad badan ayaa ka xumaaday falkaasi foosha xumaa ee jimcihii isbuucii hore ka dhacay degmada waaberi ee Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here