Puntland oo 14 Maalin u qabatay Shaqaalo ka tirsan QM

0
36

Xafiiska Xeer-ilaalinta Puntland ayaa muddo shan cisho ah u qabtay 14 qof oo u shaqeeya Qaramada Midoobey, kuwaas oo lagu eedeeyey in ay iska bixin waayeen cashuurtii ku waajibtay.

Xeer-ilaaliye kuxigeenka Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa sheegay in hadii mudadaas loo qabtay  cashuurta ku bixin waayaan shaqaalahaasi ay ka joojin doonaan in ay ka shaqeeyaan Puntland, xabsina dhigi doonto.

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in 14 galdacwadeed laga soo gudbiyay Shaqaalaha Qaramada Midoobat taas oo ku aadan in ay diiden inay bixiyaan Canshuurta ku waajibtay.

Magacyada Shaqaalaha Qaramada Midoobay ee mudada 14 Cishada ah loo qabtay ayaa waxaa uu Xeer ilaaliye kuxigeenka Punland ku kala sheegay.

1: Xamdi Cabdiraxmaan Cali oo u shaqeysa UNDP

2: Axmed Xasan Maxamed oo u Shaqeeya UNDP

3:  Cabdinaasir Maxamed Xasan oo u Shaqeeya  UNDP

4: Maxamed Maxamuud Gees  oo u Shaqeeya  FOA

5: Naciimo Saciid Faarax  oo u Shaqeysa UNDP

6:  Cali Cabdullaahi Cali Faarax  oo u Shaqeeya  UNDP

7:  Abshir Yaasiin Saalax oo u Shaqeeya  FAO

8: Seytuun Cartan Awaare oo u Shaqeeysa  UNDP

9: Cawil Cabdinuur Yuusuf oo u Shaqeeya UNDP

10: Cabduqaadir Maxamed Muuse Beeldaaje oo u Shaqeeya  FOA

11: Muqtaar Maxamed Jaamac oo u Shaqeeya  WFP

12  Maxamed Maxamuud  Xasan oo u Shaqeeya  FOA

13: Maxamed Cali Ibrahim oo u Shaqeeya FOA

14: Barqad Shire Yuusuf 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here